Injineer Cabdullahi Aden ayaa sharaxay baarlamaanka oo dib loogu yeeray iyo doorasho ay dhici karto in waqti hore la qabto iyadoo RW uu ku hanjabay inuu kala diridoono labada aqal ee baarlamaanka. Wuxuu sheegay in dastuurku leeyahay firqad loogu talagalay in doorasho cusub lagu dhawaaqo hadii dawlada sharuucdeeda lagu hor istaago baarlamaanka.
Share




