SKIP TO MAIN CONTENT

Abwaan Cabdiweli Qanbi iyo Sooyaalkii xoriyada Soomaaliya.

Abwaan Qanbi on Somali independent
Source: Madar

Abwaan Cabdiweli Qanbi ayaa milicsanaya sooyaalkii xoriyada Soomaaliya, isagoo ka sheekeynaya qaar ka mida dhacdooyinkii halgankii dheeraa ee xoriyada loo soo galay. Abwaanku waxa uu isbarbar dhigayaa jawigii siyaasadeed ee waqtigii xoriyad doonka la ahaa iyo xaalada hada taagan. Abwaanku waxa uu ku taliyey in jiilka soo koraya la siiyo wacyi galin dhanka sooyaalkooda ah.

Published

Source: SBS

Skip to podcast episode content

Abwaan Cabdiweli Qanbi ayaa milicsanaya sooyaalkii xoriyada Soomaaliya, isagoo ka sheekeynaya qaar ka mida dhacdooyinkii halgankii dheeraa ee xoriyada loo soo galay. Abwaanku waxa uu isbarbar dhigayaa jawigii siyaasadeed ee waqtigii xoriyad doonka la ahaa iyo xaalada hada taagan. Abwaanku waxa uu ku taliyey in jiilka soo koraya la siiyo wacyi galin dhanka sooyaalkooda ah.

Latest podcast episodes

Follow SBS Somali

Download our apps

Listen to our podcasts

Get the latest with our exclusive in-language podcasts on your favourite podcast apps.

Watch on SBS

Somali News

Stream now