Watch FIFA World Cup 2026™

LIVE, FREE and EXCLUSIVE

Aden Daqare iyo nolasha Australia.

Aden Daqare

Source: SBS

Agaasimaha Laanta Afka Soomaliga ee Idaacada SBS Xassan Jamac ayaa booqasho shaqo oo uu ku tagey magaalada Perth ee gobalka (Western Australia) waxa uu waraysiyo la yeeshey qayb ka mida hormuudka Jaaliyada Soomaliya ee ku dhaqan gobalkaas. Aden Daqare, oo ka mida hormuudkii la wareystay ayaa waxa uu ka taariikheynayaa sooyaalkii uu usoo taagnaa intii uu wadanka Australia ku noolaa, isagoo sidoo kalena ka sheekeynaya dhinacyo ka mida nolasha Jaaliyada Soomaaliyeed ee Australia ku dhaqan.



Share

Follow SBS Somali

Download our apps

Listen to our podcasts

Get the latest with our exclusive in-language podcasts on your favourite podcast apps.

Watch on SBS

Somali News

Watch now