Booqashada madaxweynaha Afghanistan Australia uu ku joogo.
SBS BRAND 2011 Source: AAP
Wasiirada gaashaandhiga Australia ayaa sheegtay in dawlada federalka aan la waydiisan inay kordhiso ciidanka ka jooga Afganistan. Madaxweynaha Afganistan Ashraf Ghani ayaa Australia ku jooga booqasho rasmi ah isagoo kala hadlaya wasiirada iyo Raiisul wasaarada arimaha amaanka.
Share