Ayor Makur Chuot is the first South Sudanese Australian MP. Source: Aaron Fernandes/SBS News
Qofkii ugu horeeyay oo Africa ka soo jeeda ayaa loo doortay baarlamaanka West Australia. Gabdhan ayaa sheegtay inaysan Afka English ku hadli karin markay dalka timid 2005.