Garabka kooxda North Melbourne u qaabilsan arimaha jaaliyadaha oo la yiraahdo Huddle ayaa xarunta kooxda ee Arden st North Melbourne ugu samaysay afur Jaaliyada Soomaalida.
Afur uu ururka Huddle u samaysay Jaaliyadda Soomaalida ee North Melbourne
Share





