SBS Somali Source: SBS SomaliAhmed Tohow waa wakiilka ururka qurbojoogta Soomaliyeed faraceeda Australia. Wuxuu sheegay in ururka ka shaqeeyo sidii waxloogu qaban lahaa Soomaalida qurbajoogta iyo kuwa dalkii hooyo. Wuxuu kaloo shaagay in horumar lagu gaari karo oo kaliya midnimo.
Ahmed Tohow waa wakiilka ururka qurbojoogta Soomaliyeed faraceeda Australia. Wuxuu sheegay in ururka ka shaqeeyo sidii waxloogu qaban lahaa Soomaalida qurbajoogta iyo kuwa dalkii hooyo. Wuxuu kaloo shaagay in horumar lagu gaari karo oo kaliya midnimo.