Source: SBS SomaliXaafado ku yaal Woqooyiga Melbourne oo ay Soomaali badan deggan yihiin ayaa dadka lagu boorinayaa inay isbaaraan kadib markii kays COVID-19 ah laga helay iskuul Islamic ah.
Xaafado ku yaal Woqooyiga Melbourne oo ay Soomaali badan deggan yihiin ayaa dadka lagu boorinayaa inay isbaaraan kadib markii kays COVID-19 ah laga helay iskuul Islamic ah.