Source: FacebookFaysal Ibraahim wuxuu ku karantiilan yahay hoteel ku yaal Melbourne. Waxaan waydiinay 14 maalmood oo karantiil ah sida qofka noloshiisa ay u saamayso.
Faysal Ibraahim wuxuu ku karantiilan yahay hoteel ku yaal Melbourne. Waxaan waydiinay 14 maalmood oo karantiil ah sida qofka noloshiisa ay u saamayso.