SKIP TO MAIN CONTENT

Allah ha u naxariisto abwaan Maxamed Ibraahim Warsame Hadraawi.

Hadraawi Last.jpg

Abwaan Maxamed Ibraahim Warsame Hadraawi ayaa ku geeriyooday magaalada hargaysa, laguna aasay. Abwaanka - Allaah ha u naxariistee - ayaa ahaa shakhsiyad caan ku ah soomaalida dhaxdeeda, isagoo lagu yaqaanay hal abuurkii uu katagay ee ahaa gabayo, heeso iyo riwaayado. Abwaanka ayaa Allaah ha u naxariistee baryihii danbe xanuun la il daraa.

Published

Source: SBS

Skip to podcast episode content

Abwaan Maxamed Ibraahim Warsame Hadraawi ayaa ku geeriyooday magaalada hargaysa, laguna aasay. Abwaanka - Allaah ha u naxariistee - ayaa ahaa shakhsiyad caan ku ah soomaalida dhaxdeeda, isagoo lagu yaqaanay hal abuurkii uu katagay ee ahaa gabayo, heeso iyo riwaayado. Abwaanka ayaa Allaah ha u naxariistee baryihii danbe xanuun la il daraa.

Latest podcast episodes

Follow SBS Somali

Download our apps

Listen to our podcasts

Get the latest with our exclusive in-language podcasts on your favourite podcast apps.

Watch on SBS

Somali News

Stream now