Alsuna Wal-Jamaaca oo diiday go'aamadii kasoo baxay madasha wadatashiga ee doorashada. Waxay kaloo kooxdani ku boorisay madaxweynaha inuu xilka ka dego markii waqtigiisu dhamaado bisha September.
Share
Published
Updated
By Hassan Jama
Source: SBS
Share this with family and friends


