Weerar ay Alshabaab ku qaaday maqaayado ku yaal xeebta Lido ayaa 25 ku dhinteen. Ciidanka Soomaliya ayaa soo afjaray weerarka 10 saacadood oo xabado iyo qaraxyo kadib. Al-Shabaab ayaa sheegtay masuuliyada weerarka.
Share
LIVE, FREE and EXCLUSIVE
SBS BRAND 2011 Source: AAP
Published
By Hassan Jama
Source: SBS
Share this with family and friends
