Baaritaan caalamiya ayaa wali lagu raadinayaa nin looga shakisan yahay inuu soo maleegay weeraro isdabajoog ah oo lagu qaaday Jakarta. Kooxda IS ayaa sheegatay inay ka danbaysay weeraradan ay 7 qof ku dhinteen. Waxaa soo shaac baxay in Australia iyo maraykanku Indonesia uga digeen qatar weeraro argagixiso