Anaab Roble: Community Voices Program
Anaab Roble: Community Voices Program

Anaab Roble oo ka qalin jabisay Community Voices Program Credit: LinkedIn
Anaab Roble waxay ka qayb qaadatay barnaamuj loo bixiyay Community Voices oo dadka lagu barayo sida warbaahinta loola hadlo ama ay u shaqayso. Waxay ka waramaysaa waxa ay ka baratay barnaamujka.
Share