5 askari oo boolis ah ayaa lagu dilay Dallas kadib dibadbaxyo ka dhacay magaalooyin badan oo Maraykanka ku yaal. Tan ayaa timid kadib markii labo nin oo madow ah ay boolisku toogteen labo maalmood gudehood
Share
Published
Updated
By Hassan Jama
Source: SBS
Share this with family and friends

