Watch FIFA World Cup 2026™

LIVE, FREE and EXCLUSIVE

Aqoon yahan Ahmed Nur oo 4 qaaradood isu soo maray iyo wuxuu ku soo arkay

ahmed nur.jpg

Ahmed Mohamed Nur (Ahmed Nur) ayaa ka waramay safar uu ku soo maray dalal badan.

Soomaalidu waxay wixii ka danbeeyay burburkii dawlada ee 90s u kala qaxeen dunida dacaladeeda oo dhan. Waxay degan yihiin Yurub, Woqooyiga America, Bariga dhexe iyo Africa. Ahmed Nuur oo ka mid ah Jaaliyada Melbourne oo dhawaan safar ku maray dalal badan oo Soomalidu degan tahay ayaan ka waraysanay wixii uu ku soo arkay dalalka uu booqday.


Aqoon yahan Ahmed Nur oo 4 qaaradood isu soo maray iyo wuxuu ku soo arkay


Share

Follow SBS Somali

Download our apps

Listen to our podcasts

Get the latest with our exclusive in-language podcasts on your favourite podcast apps.

Watch on SBS

Somali News

Watch now