Shirmadaxeedka carabta oo ka furmaya Urdun
AAP Source: AAP
Madaxda dalalka Carabta ayaa lagu booriyay inay door libaax ka qaataan sidii xal loogu heli lahaa dagaalka Suuriya. Shirmadxeedkii sanadlaha ee Jaamacada carabta ayaa ka furmaya dalka Urdun.
Share