Shirmadaxeedka carabta oo ka furmay Jordan

Source: Facebook
Madaxda dalalka Carabta ayaa lagu booriyay inay door libaax ka qaataan sidii xal loogu heli lahaa dagaalka Suuriya. Shirmadxeedkii sanadlaha ee Jaamacada carabta ayaa ka furmaya dalka Jordan.
Share