Asad Cabdullahi "Dadka qaadka cuna qoyska way dayacaan"

Source: Supplied
Asad Cabdullahi Cumar waa qoraaga buuga "Burburka qoyska Soomaaliyeed ee Qurbaha iyo badbaadadiisa" Waa daraasad gaaban oo iftiiminaysa xalka iyo sababaha keena burburka qoyska.
Share