SKIP TO MAIN CONTENT

Asad N Giire oo ka waramaya xaalada Gobalka Siti ee DDS.

Asad N Giire, Sitti Province
Source: Madar

Gobalka Sitti ee Dawlad deegaanka Soomaalida ayaa laga sheegayaa xaalad colaadeed oo mudaba jirtay. Asad Nuur Giire, oo ka mida dadka degaanka gobalka ayaa Laanta Afka Soomaaliga ee Idaacada SBS uga waramay xaaladaha ka jira.

Published

Source: SBS

Skip to podcast episode content

Gobalka Sitti ee Dawlad deegaanka Soomaalida ayaa laga sheegayaa xaalad colaadeed oo mudaba jirtay. Asad Nuur Giire, oo ka mida dadka degaanka gobalka ayaa Laanta Afka Soomaaliga ee Idaacada SBS uga waramay xaaladaha ka jira.

Latest podcast episodes

Follow SBS Somali

Download our apps

Listen to our podcasts

Get the latest with our exclusive in-language podcasts on your favourite podcast apps.

Watch on SBS

Somali News

Stream now