Kulan ay lahaayen dalalka koofur Bari Asiya iyo madax kale ayaa ka dhacay cqaasimada Laos ee Vientiane. Shirmadexeedka ayaa diirada lagu saaray muranka bada koofurta China iyo la dagaalanka argagixisada.
Share
Published
By Hassan Jama
Source: SBS
Share this with family and friends


