Dawlada federalka Australia waxay si rasmi ah u diiday codsi uga yimid Maraykanka Maraykanku wuxuu waydiistay Australia inay kordhiso milatariga ka jooga bariga dhexe. Dawlada Australia waxay sheegtay in Australia sii wadidoonto heshiiska ay hore u gashay.
Share




