Tirakoobka Qaranka Australia (Census) ayaa la qabanayaa 11-ka Agoosto 2026, qof kasta oo habeenkaas jooga Australia-na waa in la diiwaangeliyo. Xogta Census-ka waxaa lagu qorsheeyaa adeegyada bulshada, iyadoo lagu ogaanayo halka ay dadku ku nool yihiin, luqadaha ay ku hadlaan iyo baahiyaha ay qabaan. Ka qaybgalkaagu wuxuu xaqiijinayaa in bulshadaada, dhaqankaaga iyo waxa aad aaminsan tahay ay ka muuqdaan xogta lagu saleeyo go'aamada mustaqbalka.
Key Points
- The Census is compulsory for everyone in Australia on Census night, 11 August 2026.
- Your answers help service providers understand your needs now and how those needs may change in the future.
- Any personal information you provide will be kept secure and cannot be used to identify you.
- Census data informs decisions about the services and support that your community receives.
Macluumaad dheeraad ah oo ku saabsan tiro-koobka ka hel Census website. Luqadaha aan Ingriisida ahayn ka raadi Language support page.
This content was produced in partnership with the Australian Bureau of Statistics.
Share




