It is estimated that drivers can save up to 70 per cent on fuel and 40 per cent on servicing costs annually. Source: Moment RF / Tashdique Mehtaj Ahmed/Getty Images
Wax ka ogow, faa'iidada iyo caqabadaha baabuurta korontada ku shaqeysa ee dalka Australia. Inkasta oo kharashka hore ee iibka EV-gu uu ka sarreeyo baabuurta shidaalka , haddana khubaradu waxay sheegayaan in ay darawalladu baajin karaan ilaa 70 boqolkiiba kharashka shidaalka iyo 40 boqoalkiiba adeegga farsamada sannad-laha ah.