SKIP TO MAIN CONTENT

Australia Explained: Fursadaha Daryeelka Uurka iyo Dhalmada ee Australia

Australia Explained - Birth Care
Australia’s national strategy on how maternity care should be provided is structured around four values: safety, respect, choice and access. Source: Moment RF / d3sign/Getty Images

Haddii aad markii ugu horreysay hooyo noqonayso , halka iyo sida aad u umuli lahayd waa go’aan aanay sahlanayn. Australia waxaa ka jira, dhowr nooc oo daryeelka uurka iyo dhalmada ah oo aad kala dooran karto. Waxaana ka mid ah adeegyada caafimaadkd dadweynaha ama kuwo gaar loo leeyahay. Sidaas darteed, waa muhiim inaad fahamto fursadaha kuu bannaan iyo meesha aad ka heli karto talo, si aad u doorato waxa adiga iyo ilmahaaga idiin habboon

Published

Updated

By Zoe Thomaidou

Presented by Abdinur Ismail

Source: SBS

Skip to podcast episode content

Haddii aad markii ugu horreysay hooyo noqonayso , halka iyo sida aad u umuli lahayd waa go’aan aanay sahlanayn. Australia waxaa ka jira, dhowr nooc oo daryeelka uurka iyo dhalmada ah oo aad kala dooran karto. Waxaana ka mid ah adeegyada caafimaadkd dadweynaha ama kuwo gaar loo leeyahay. Sidaas darteed, waa muhiim inaad fahamto fursadaha kuu bannaan iyo meesha aad ka heli karto talo, si aad u doorato waxa adiga iyo ilmahaaga idiin habboon

Key Points

  • You can choose to have your baby in a hospital, a birthing centre or at home, depending on your health needs and location.
  • Continuity of care models are linked with positive birth experiences and improved health outcomes for women and babies.
  • Your healthcare provider during pregnancy can provide information and advice specific to your medical history and preferences.

Fadlan kusoo biir oo la soco taxanaha Australia Explained si aad uga barato macluumaad kaa caawiya degitaanka iyo ku xasilka dalkaaga cusub.

Ma qabtaa wax su’aal ah? Fekerse ma nagu soo biirin kartaa? Fadlan noogu soo dir Email-ka: austrliaexplained@sbs.com.au

Latest podcast episodes

Follow SBS Somali

Download our apps

Listen to our podcasts

Get the latest with our exclusive in-language podcasts on your favourite podcast apps.

Watch on SBS

Somali News

Stream now