SBS BRAND 2011 Source: AAPAustralia ayaa qaxooti kasoo qaadanaysa bartamaha qaarada America, Waxay sidoo kale kordhinaysaa qaxootiga binaadanimada lagusoo qaado. RW Malcolm Turnbull ayaa balanqaadkan ka sameeyay qudbo uu ka jeediyay shirmadexeedka qaxootiga ee New York.
Australia ayaa qaxooti kasoo qaadanaysa bartamaha qaarada America, Waxay sidoo kale kordhinaysaa qaxootiga binaadanimada lagusoo qaado. RW Malcolm Turnbull ayaa balanqaadkan ka sameeyay qudbo uu ka jeediyay shirmadexeedka qaxootiga ee New York.