Australia iyo caqabadaha helida guryo kiro jaban.

Public Housing Australia Source: AP
Qorshaha Qaran ee Guryaha Kirada-jaban - ee dowladu ay kabi jirtay - oo sii laalmaya, ayaa waxaa la odorasayaa in ay sii kordhisho culaysyada ka jiray Australia gudaheeda ee dhanka dagaanka, ayna sii kordhiso caqabadaha dhnakaas horayba uga sii jiray.
Share