Australia oo 15 milyan oo doolar ku bixinaysa abaaraha Bariga Africa
Australia oo 15 milyan oo doolar ku bixinaysa abaaraha Bariga Africa

A Somali refugee waits to receive a food ration for her and her family at a food distribution point at the Dadaab refugee camp. (Getty)
Dawlada Australia ayaa sheegtay inay $15 milyan ugu deeqayso abaaraha Geeska Africa iyo Yemen laakiin hay'adaha samafalka ayaa ku baaqay inay door intaa ka badan ka qaadato.
Share