Tallaalka moderna m-RNA Source: AAPAustralia ayaa soo iibsanaysa 25 malyuun oo tallaalka moderna ee COVID-19 ah. 10 malyuun oo hor-dhac ah ayaa imaan doona dhammaadka sannadkan iyadoo 15ka malyuun ee kalena la filayo sannadka 2022.
Australia ayaa soo iibsanaysa 25 malyuun oo tallaalka moderna ee COVID-19 ah. 10 malyuun oo hor-dhac ah ayaa imaan doona dhammaadka sannadkan iyadoo 15ka malyuun ee kalena la filayo sannadka 2022.