Wadanka Australia qaxootigii doomaha ku yimid, qaarkoodii helay degenaanshaha rasmiga ah (Permenent visa) ayaa hada loo ogolaaday in ay keensadaan dadkooda.