Australia ayaa ka walaacsan dadka dhaqamada kala duwan oo dalalkii ay ka yimaadeen handadaado iyo hanjabaado kala kulma, taas keentay in AFP ay bilowdo barnaamujiyo wacyigalin ah.