Dadka dalka loogu yimid ee Australia ayaa ah ilbaxnimada aduunka ugu faca wayn
SBS BRAND 2011 Source: Amy Chie Yu wang
Dadka ugusoo horeeyay dalkan ayaa ah ilbaxnimada ugu taariiqda dheer aduunka oo soo jirtay 50 kun oo sano. Saasoo ay tahay Australian badan ayaan wax badan ka aqoon taariiqda dadka dalka ugusoo horeeyay.
Share