A person poses for a photograph in Melbourne, Friday, February 2, 2024. (AAP Image/Diego Fedele) NO ARCHIVING Credit: AAPIMAGEWarbixintani waxay daaha ka qaadaysaa isbeddelka weyn ee ku yimid fahamka Autism-ka. Xaaladdan oo muddo dheer loo ogaa inay ku gaar tahay wiilasha iyo ragga oo kaliya, ayaa cilmi-baarisyo cusubi hadda caddaynayaan inay dumarkana ku dhacdo. Waxaannu falanqaynaynaa dhibaatada haweenka da'da weyn ku ogaada xaaladdooda iyo sida fahamkan cusubi uu noloshooda wax uga beddelay.
Published
By Alyssa Chandler
Presented by Abdinur Ismail
Source: SBS
Skip to podcast episode contentShare this with family and friends
Warbixintani waxay daaha ka qaadaysaa isbeddelka weyn ee ku yimid fahamka Autism-ka. Xaaladdan oo muddo dheer loo ogaa inay ku gaar tahay wiilasha iyo ragga oo kaliya, ayaa cilmi-baarisyo cusubi hadda caddaynayaan inay dumarkana ku dhacdo. Waxaannu falanqaynaynaa dhibaatada haweenka da'da weyn ku ogaada xaaladdooda iyo sida fahamkan cusubi uu noloshooda wax uga beddelay.