SKIP TO MAIN CONTENT

Baadhintaan ku socda kambaniyada Rideshare-ka, sida UBER

Ride-share driver Raul
Ride-share driver Raul Source: SBS

Baadhitaan, guddi Seneterro ahi u fadhiyaan ayaa dib loogu eegaya habka kambaniyada addeegga, sida Uber, Ola, Deliveroo iyo Menulog, ula dhaqmaan wadayaashooda. Waxaa muddo lagu eedaynayey kambaniyada noocan u shaqeeya inaanay wadayaasha gaadiidka adeegga ee u shaqeeya siinin xuquuq-da ay mudan yihiin.

Published

Source: SBS

Skip to podcast episode content

Baadhitaan, guddi Seneterro ahi u fadhiyaan ayaa dib loogu eegaya habka kambaniyada addeegga, sida Uber, Ola, Deliveroo iyo Menulog, ula dhaqmaan wadayaashooda. Waxaa muddo lagu eedaynayey kambaniyada noocan u shaqeeya inaanay wadayaasha gaadiidka adeegga ee u shaqeeya siinin xuquuq-da ay mudan yihiin.

Latest podcast episodes

Follow SBS Somali

Download our apps

Listen to our podcasts

Get the latest with our exclusive in-language podcasts on your favourite podcast apps.

Watch on SBS

Somali News

Stream now