Abdi Hashi Abdullahi casts his ballot during the election to choose the speaker of the country's senate in the capital Mogadishu, Source: Sadaq Mohamed/Anadolu Agency/Getty Images
Dooda ku saabsan doorashada Soomaaliya ayaa sii balaratay markii gudoomiyaha aqalka sare uu ku baaqaay kulan degdeg ah. Maamul goboleedyada qaar iyo siyaasiyiin kale ayaa soo dhaweeyay baaqa.