Refugee career expo
Bandhig ardayda soogalootiga looga caawinayo xirfadaha shaqo

Source: Pixabay / Pixabay (Creative Commons)
Wasaarada waxbarashada NSW ayaa bilowday barnaamuj ardayda dugsiyada saree ee ka soo jeeda qaxootiga looga caawinayo inay gaaraan hamigooda xirfadeed.
Share