SKIP TO MAIN CONTENT

Barnaamjia Salaamaha Ciidda

Salaaddii ciidda, masjidka Lakemba on  13 May 2021
Masaajidka Lakemba ee Sydney oo salaaddii ciidda lagu tukadey Source: SBS

Ka dib markii sannadkii 2020 aan la tukanin salaadihii ciidaha, loona dabbaal degin, xannibaadihii safmareenka COVID awgood, ayay sannadkan 2021 muslimiinta Australia si xamaasad dheeraad ahi ku jirto u ciideen. Qaar ka mid ah bulshada Soomaaliyeed ee Australia ayaa nagala qayb qaatay barnaamijkan gaarka ee salaamaha ciidda, iyagoo hambalyooyin u diray dhammaan muslimiinta, qoysaskooda iyo asxaabtoodaba. Dhegaytayaasha laanta afsoomaaliga ee idaacadda SBS qaar ka mid ayaa farxadda ciidul-fitri u

Published

Updated

Source: SBS

Skip to podcast episode content

Ka dib markii sannadkii 2020 aan la tukanin salaadihii ciidaha, loona dabbaal degin, xannibaadihii safmareenka COVID awgood, ayay sannadkan 2021 muslimiinta Australia si xamaasad dheeraad ahi ku jirto u ciideen. Qaar ka mid ah bulshada Soomaaliyeed ee Australia ayaa nagala qayb qaatay barnaamijkan gaarka ee salaamaha ciidda, iyagoo hambalyooyin u diray dhammaan muslimiinta, qoysaskooda iyo asxaabtoodaba. Dhegaytayaasha laanta afsoomaaliga ee idaacadda SBS qaar ka mid ayaa farxadda ciidul-fitri u

Latest podcast episodes

Follow SBS Somali

Download our apps

Listen to our podcasts

Get the latest with our exclusive in-language podcasts on your favourite podcast apps.

Watch on SBS

Somali News

Stream now