Barnaamuj looga hadlayay hal abuurka ganacsiga (entrepreneurship)

Source: SBS Somali
Waxaa galbeedka magaalada Melbourne lagu qabtay kulan looga hadlayay hal abuurka ganacsiga (entrepreneurship) oo ay fikradooda la wadaagayeen Hashim Candullaahi Shamcuun iyo Nuuradin Cabdullahi Shamcuun oo asaasay shirkad xawilaad ah oo lacagaha ku dirta dhanka online-ka.
Share