Barnaamuj loogu gargaarayo Gedo oo ka dhacay melbourne
Dhagayso:- Barnaamuj loogu gargaarayo Gedo oo ka dhacay melbourne

Barnaamuj loogu gargaarayo dadka saamayntu ka soo gaartay fatahaadihii Gobolka Gedo ayaa lagu qabtay Melbourne. Shariif Sheekh Farah ayaa nooga waramay.
Share