Hogaamiyaha mucaaradka Bill Shorten ayaa himilo waqti dheer oo u qabay gaaray markuu noqday hogaanka Laborka 2013. Hadana Mr Shorten wuxuu diirada ku haya jaga taa ka wayn oo ah inuu noqdo raiisul wasaaraha.
Share
Published
By Hassan Jama
Source: SBS
Share this with family and friends

