Ra’iisul Wasaaraha dalka Japan, Sanae Takaichi, ayaa booqasho markii ugu horreysay ku timid Australia, tan iyo markii ay qabatay hoggaanka dalkaas.. Ra'iisul Wasaare Anthony Albanese ayaa sheegay in ay booqashadani xoojin doonto xiriirkaas fog, gaar ahaan xilligan oo ay jiraan, welwel dhanka tamarta ahi iyo xasillooni darro ku timid nidaamka caalamiga.
Share





