Ra'iisul Wasaarihii hore ee UK ayaa baarlamaanka iska casilaya kadib markii ay soo baxday warbixin ku eedaysay inuu si ula kac ah been ugu sheegay baarlamaanka dalkaas.