Britan waxay meel cad ka istaagaysaa muhaajiriinta iyo cayrta ay qaataan. Tani waxay qayb ka tahay heshiis uu dalkan xubin ugasii noqon karo midowga Yurub. RW Britan David Cameron ayaa wadahadal kala galaya xubinimada UK ee midowga Yurub. Britan waxay afti u qabanaysaa in Britan xubin kasii ahaato midowga Yurub iyo in kale.
Share




