Dhowr magaalo oo Farasiiska ku yaal ayaa ka mamnuucay dharka lagu dabaasho ee loo yaqaan Burkini xeebohooda. Hawweney dharka naqshadaysa oo fadhigeedu yahay Sydney ayaa sheegay inay qalbiga ka jab tahay in haweenka Muslimiinta ah la waydiiyo inay iska bixiyaan Burkiniga markay joogaan xeebaha Fransiiska
Share




