Buufin Shiinuhu lahaa oo hawada sare ee Maraykanka lagu burburiyey.

Fedor Konykhov balloon crossing the airfield at Northam - one chance in a billion Credit: Photo credit Vladimir Vassiliev
Buufin (balloon) Shiinuhu lahaa ayaa soo gaadhay hawada sare ee Maraykanka, isagoo Maraykanku ay u qaateen in uu yahay buufin basaasnimo Shiinuhu usoo direen, kadibna la qarxiyey. Buufinkan ayaa xaalad siyaasadeed ka dhex abuuray labada dal.
Share