Source: SuppliedWaxaa jira xanuuno ku dhaca indhaha caruurta oo laga yaabo inaysan garan loona baahan yahay in waalidku la socdaan. Waxaa noo sharaxay Abdi-Ilah Mohamed Hashi oo ah dhaqtar bartay caafimaadka indhaha (optometrist).
Waxaa jira xanuuno ku dhaca indhaha caruurta oo laga yaabo inaysan garan loona baahan yahay in waalidku la socdaan. Waxaa noo sharaxay Abdi-Ilah Mohamed Hashi oo ah dhaqtar bartay caafimaadka indhaha (optometrist).