Watch FIFA World Cup 2026™

LIVE, FREE and EXCLUSIVE

Caawinta aad hesho marka qofkii aad jecleyd uu wajahayo dhibaato Khamaar.

gambling

Qofka dhibanaha u ah Khamaarka ma laha dawa aan aheyn in ay caawiyaan dadka ku weegaaran ee ay u horeeyaan qoyskiisa iyo saaxiibadiisa. Sidoo kale dadka ka ag-dhaw dhibanaha ayaa iyaguna u baahan in ay helaan caawin dheeraada. Barnaamijka Settlement Guide ee todobaadkan ayaa sharxaya caawinaada loo baahanyahay markey noqoto in la badbaadiyo dhibanaha Khamaarka.

Published

By Zoe Thomaidou

Presented by Mohamed A Madar.

Source: SBS

Share this with family and friends

Qofka dhibanaha u ah Khamaarka ma laha dawa aan aheyn in ay caawiyaan dadka ku weegaaran ee ay u horeeyaan qoyskiisa iyo saaxiibadiisa. Sidoo kale dadka ka ag-dhaw dhibanaha ayaa iyaguna u baahan in ay helaan caawin dheeraada. Barnaamijka Settlement Guide ee todobaadkan ayaa sharxaya caawinaada loo baahanyahay markey noqoto in la badbaadiyo dhibanaha Khamaarka.

Latest podcast episodes

Follow SBS Somali

Download our apps

Listen to our podcasts

Get the latest with our exclusive in-language podcasts on your favourite podcast apps.

Watch on SBS

Somali News

Watch now