Cabdicasiis Maxamed Xirsi, saxafi madadax banaan oo fadhigiisu yahay Nairobi, ayaan ka waraysanay doorashada wadanka Kenya, kadib markii William Ruto lagu dhawaaqay in uu madaxweyne yahay, Raila Odinga-na uu diiday natiijadaas.
Share

Published
By Mohamed A Madar.
Source: SBS
Share this with family and friends



