Source: Madaale productionSoomaaliya waxaa looga dabaaldegay 60 guuradii kasoo wareegtay markii xoriyada ay qaateen goboladii Soomaaliya ee Koofur iyo woqooyi ayna ku midoobeen inay hadl noqdaan. Maxaa u qabsoomay 60 sano kadib. Waxaa dareenkiisa nala wadaagaya Cabdiwali Qambi oo isagoo dhalinyaro ah usoo joogay dejintii calankii Talyaaniga iyo saaridii calanka Soomaaliya.
Soomaaliya waxaa looga dabaaldegay 60 guuradii kasoo wareegtay markii xoriyada ay qaateen goboladii Soomaaliya ee Koofur iyo woqooyi ayna ku midoobeen inay hadl noqdaan. Maxaa u qabsoomay 60 sano kadib. Waxaa dareenkiisa nala wadaagaya Cabdiwali Qambi oo isagoo dhalinyaro ah usoo joogay dejintii calankii Talyaaniga iyo saaridii calanka Soomaaliya.