Signage is seen for fuel prices at a petrol station in Melbourne. Source: AAP / JAMES ROSS/AAPIMAGEQiimaha saliidda ceeriin ee adduunka ayaa kor u kacay, xilli dagaalka Mareykanka iyo Isra’iil ay ku qaadeen Iiran uu ceejiyey, marinnadii ugu muhiimsanaa ee saadka shidaalka iyo gaaska. Dagaalka oo hadda galay toddobaadkiisii labaad, ayaa waxaa muuqata in Isra’iil, Mareykanka iyo Iiraan ay saddexdooduba weerareen xarumaha shidaalka iyo gaaska ee gobolka.
Published
By Sydney Lang
Presented by Abdinur Ismail
Source: SBS
Skip to podcast episode contentShare this with family and friends
Qiimaha saliidda ceeriin ee adduunka ayaa kor u kacay, xilli dagaalka Mareykanka iyo Isra’iil ay ku qaadeen Iiran uu ceejiyey, marinnadii ugu muhiimsanaa ee saadka shidaalka iyo gaaska. Dagaalka oo hadda galay toddobaadkiisii labaad, ayaa waxaa muuqata in Isra’iil, Mareykanka iyo Iiraan ay saddexdooduba weerareen xarumaha shidaalka iyo gaaska ee gobolka.